Medeshi
Source: Oodweynenews.com
Tacsi:Mujaahid Abdilahi Askar oo ka timi bahda Medeshivalley.com
Medeshi
Tacsi:
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Aniga oo metelaya bahda shabakada wararka ee www.medeshivalley.com iyo reer Moxamed Axmed Cali oo kala jooga Hargeisa iyo London waxaan tacsi halkan uga dirayaa shicibka reer Somaliland iyo eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Mujahid Abdilaahi Askar Barkhad
Waxaanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu janadii ka waraabiyo inagana samir iyo iimaanba inaga siiyo .
Aamiin .
Moxamed Axmed Cali
Medeshivalley.com
Maamul loo Samaynayo Bartamaha Somalia
Medeshi
Dalka Britian ayaa looga dhawaaqay maamul loo samaynayo bartamaha Somalia.
Magaalada Leicester ee ku taalla badhtamaha wadanka Britain waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir socday muddo sadex maalmood ah oo ay halkaasi ku lahaayeen qurba-joog ka kala yimi dalal kala duwan oo kana soo jeedda mid ka mid ah beelaha dega badhtamaha iyo koonfurta Somalia.
Waxaanay halkaasi kaga dhawaaqeen in ay samaynayaan maamul la magac baxay Somali Central State amaba dawlad goboleedka badhtamaha Somalia,oo loo samynayo qaar ka mid ah deegaamada gobolada dhexe ee Somalia.

Baabuurtii Buuhoodle
Medeshi | BBC |
Baabuurtii Buuhoodle | ||||
Ciidamadii Etoobiya ee ku sugnaa agagaarka magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in ay xalay la guureen baabuur dad shicib ahi lahaa oo ay ku halkaas hore ugu qabteen. Odayaal degaanka ah ayaa BBC u sheegay in dadku saaka ku soo tooseen iyadoo baabuurtii badankooda ay ciiamada Etoobiya dhinaca dalkooda u kaxaysteen. Baabuurtaas oo todoba iyo toban ahayd ayaa la sheegay in kow iyo toban ka mid ah lala tegay inta kalena cilad awgeed ay u socon waayeen. Waxa odaayasha manadaqadu sheegeen in baabuurtaas ay saarnaayeen badeecooyin kala gedisan iyo lacag naqdi ah oo ay leyihiin dadka reer Buuhoodle. Arrintani waxay jebinaysa heshiis hore u dhex maray ciidamada Etoobiya iyo madaxda dhaqanka ee degaanka, oo ahaa in la isu celiyo hantidii lagu kala qabsaday dagaalkii dhowaan magaalada ka dhacay. Dadka degaanka ayaa hore ciidamada Etoiobiya ugu celiyey wixii ay hayeen badankooda, sida askar iyo hub. | QODOBADA WARKA UGU HOREEYA | |||
Beled Weyne oo lagu Dagaalamay
Medeshi | BBC |
Beled Weyne oo lagu Dagaalamay | |||||
Lix qof ayaa la ogyahay in ay ku dhnteen dagaal saaka ka dhacay magaalada Beled Weyne saaka, dagaalkaas oo dhex maray ciidamo dawlada ku-meel-gaadhka ah ee Somalia ka tirsan iyo ururka Hisbul Islaam. Hisbul Islaam ayaa sheegay in ay magaalada Beled Weyne ka baxeen waxaana hada magaalada gacanta ku hayaan ciidamada dawlada ku-meel gaadhka ah. Cidamada dawlad ayaa xuduuda Etoobiya ee Feerfeer weerar ka soo qaaday, waxayna hada gacanta ku hayaan 115 iyo garoonka dayuuradaha. Sida laga war qabo magaalada ayaa marba koox gacanta u gelaysa beryahan. | |||||
Xoghayah Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay manifestada KULMIYE
Medeshi
Xoghayah Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay manifestada KULMIYE
“ Maya, xataa Kulmiye ayaan ku kasoonany inay fulinkaraan waxa ay sheegeen, sida aan hoos ku cadayndoono.”
Saddexda Xisbi Qaran Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Baraarujiyey Qaadashada Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada Madextooyada
Medeshi
| Saddexda Xisbi Qaran Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Baraarujiyey Qaadashada Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada Madextooyada |
Somaliland : Kaararka codbixiyaasha
| Medeshi |
Magaalada Hargeysa
Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si gaabis ah uga bilowday bedelaada kaararka diiwaangelinta codbixiyaasha.
Magaalada Hargeysa
Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si gaabis ah uga bilowday bedelaada kaararka diiwaangelinta codbixiyaasha.
Burcad badeed la la'yahay
Medeshi
David Cameron oo noqday Raiisul Wasaare
Medeshi
Hogaamiyaha xisbiga Conservative ee Britain, David Cameron, ayaa noqday Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Britain, kadib markii uu is casilay Gordon Brown. Boqoradda ayaa u magacawday xilka, wuxuuna sheegay in uu ka aqbalay in uu soo dhiso dowladda Britain ay yeelan doonto. David Cameron, waxaa uu la wareegay xafiiska NO 10 ee looga taliyo dalka Britain. | ||||
Dagaal ka dhacay Muqdisho
Medeshi
Dagaal ka dhacay Muqdisho | |||||
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 31 kalena waa ay ku dhaawxacmeen dagaal culus oo maanta dhexmaray ciidamada dowladda KMG ah iyo xoogaga ka soo horjeeda ee mucaaradka ah. | |||||
Tacsi ku socota reer Cabi Fuuraa
(Medeshi)
Tacsi :
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Dhamaanba bahda reer Moxamed Sh Axmed Cali Aden oo magacyadoodu ku qoran yihiin hoos iyo qoraaga www.medeshi.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilaahay ha u naxariistee dhahmaanba eheladii uu ka geeriyooday Cabdi Maxamed Ducalle( Cabdi fuuraa) oo 20kii bishan ku geeriyodey magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco:
Moxamed Sh Axmed Cali
Fahiima Moxamed Rashid
Ibarahim M. Sh Axmed Cali
Hodan M. Sh Axmed Cali
Ismahan M. Sh Axmed Cali
Hana M. Sh . Axmed Cali
Raghe M. Sh. Axmed Cali oo kala jooga London iyo Hargeisa .
Waxaanay alle uga baryayaan in alle janadii fardawsa ka waraabiyo ,ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iiman kasiiyo, aamiin , aamiin,aamiin

Qaybtii Koowaad; Dulmigaga yaa wada tolow?
Medeshi
By Ismail Aw Adan Jaajimo
Dulmigaga yaa wada tolow?
Ma Madaxweynaha dalkaan
Bulshada dawgeeda iyo
Samuhu inu dooryihihiyo
Danguud u tilmaaminoo
Ka daalay hogaamintoo
Dareenkiisaa qarsoon
Dulmiga yaa wada tolow?
Rag hawl qaran loo dirtoo
Dayacay oo bahaylahshoo
Danttooda ka oofsadoo
Dukaamiyo beero iyo
Daar iyo guri weyn dhistiyo
Dilaal iyo tuugagbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma dumarkeer waalifee
Raggii qabay dayriyee
Daryeel iyo nolol rabee
Daleelaha waabtayee
Derbiga kolayada dhigtee
Marduufyada loo dejee
Intaba laga daynsadee
Amaahdii daba socdee
Dawaqay ee yaabbanbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma diricyaashii kacee
Damqaday ee dhiidhiiyee
Dagaalka jahaadayee
Dadkuna taageerayee
Dalkeenne xoreeyayee
Xil iyo derejoba dhigee
Dudmada meermeerayee
Haddeerra la dabasocdaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
By Ismail Aw Adan Jaajimo
Dulmigaga yaa wada tolow?
Ma Madaxweynaha dalkaan
Bulshada dawgeeda iyo
Samuhu inu dooryihihiyo
Danguud u tilmaaminoo
Ka daalay hogaamintoo
Dareenkiisaa qarsoon
Dulmiga yaa wada tolow?
Rag hawl qaran loo dirtoo
Dayacay oo bahaylahshoo
Danttooda ka oofsadoo
Dukaamiyo beero iyo
Daar iyo guri weyn dhistiyo
Dilaal iyo tuugagbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma dumarkeer waalifee
Raggii qabay dayriyee
Daryeel iyo nolol rabee
Daleelaha waabtayee
Derbiga kolayada dhigtee
Marduufyada loo dejee
Intaba laga daynsadee
Amaahdii daba socdee
Dawaqay ee yaabbanbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma diricyaashii kacee
Damqaday ee dhiidhiiyee
Dagaalka jahaadayee
Dadkuna taageerayee
Dalkeenne xoreeyayee
Xil iyo derejoba dhigee
Dudmada meermeerayee
Haddeerra la dabasocdaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
UK: Garaabadii oo ka xiiso badatay jaadkii.
(Medeshi)
Qiimihii garaabada ayaa kor u kacay ka dib markii diyaaridihii joogsadeen ka duuli jirey ama ka soo degi jiray UK intii Foolkanihii ka qarxay Iceland awgeed (Volcanic eruption in Iceland) – 14 .4.2010 ilaa maanta 20.4..2010.
Garaabada oo si caadi ah looga cuno dalalka carabta iyo waqooyiga Amerika, ayaa maalmahan danbe caadi ka noqotay in laga isticmaalo dalkan UK oo aan hore looga cuni jirin! Koobka caaga ah ee shaaha lagu shubtu ee har mal laga cabo (one time use) ayaa lagu miisaa caleenta Jaadka – nooca hareeri loo yaqaan oo la qalajiyey. Koobkaas mugiis ayaa ku bilowday £1.00 (hal gini) hadana (maantana) gaadhay £5.00 (shan gini).

Accord 21: Nabadda yaa iska leh oo loo doonayaa?
Medeshi
Nabadda yaa iska leh oo loo doonayaa?
Mark Bradbury iyo Sally Healy
Nabadda yaa iskaleh oo loo doonayaa? sideebaa xidhiid logu samaynkaraa Somalida nabadda doonaysa iyo beesha caalamka
Muddo labaatan sano si diblomaasiyad ah iyo awood millatari midba waxa surta-geli weydey sidii dawlad looga samayn lahaa Somalia. Dawladihii ka dhashay soo dhexgalka nabadaynta beesha caalamka, dhammaantood way ku guuldarraysteen inay curiyaan awood dawladeed iyo inay sugaan nabadda iyo ammaanka iyo adeegga bulshada Somaliyeed.
Laga bilaabo sannadkii 2001dii faragelinta caalamka way sii shidday oo kala fogeysey qalalaasaha siyaasadeed, Xaaladda biniaadanimadana way kasii dartay ee Koonforta Somaliya. Taasi waxay dhashay in saddex malyan oo ruux ay gargaar binaadanimo oo deg-deg ah u baahdaan sannadkan 2009ka.

Tacsi
Medeshi
TACSI
INAA LI LAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Anagoo ah dhamaan bahda warbaahinta Medeshi waxaan TACSI u daraynaa dhamaan reer CAli XAAJI MAXAMED MAXAMOUD - REER CALI CAMBE,
anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii ku timi ilaahay haw naxariistee CALI XAAJI MAXAMED oo ku magac dheeraa CALI CAMBE oo ku geeryooday magaalada Hargeisa maanta oo isnin ah, bishuna tahay 01/02/2010, ilaahay haw naxariisto, dadkiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Moxamed Sh. Axmed Cali
London
http://www.medeshi.com/

Markabkii Saliida siday oo la sii daayay
Medeshi
Burcad-badeedda Soomaaliya ayaa siidayay markabkii saliida siday ee Greek, maalin kadib markii la siidayay lacag madaxfursho dhan 5.5 Million
Burcad-badeedda Soomaaliya ayaa siidayay markabkii saliida siday ee Greek, maalin kadib markii la siidayay lacag madaxfursho dhan 5.5 MillionBurcad-badeedda Somaalida ayaa sii daayay markabkii Saliida siday ee calanka Greek watay iyo 28 shaqaale ee saarnaa maalin kadib markii lacag madax furasho ah la bixiyay
Martida Makrafoonka iyo Axmed Siilaanyo
Medeshi
Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo oo booqonaya Maraykanka.
Barnaamijka todobaadkan waxaa marti u ah Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Axmed Maxamed Siilaanyo oo booqonaya Maraykanka.
Muran u Dhexeeya Xisbiyada Somaliland
Medeshi
Xisbiyada UDUB iyo Kulmiye ayaa is dhaafsanaya eedaymo kulul oo la xidhiidha muranka ka taagan Guurtida.
Xisbiyada UDUB iyo Kulmiye ayaa is dhaafsanaya eedaymo kulul oo la xidhiidha muranka ka taagan Guurtida.
Dawladda Kenya oo Al-shabaab Dusha ka Saartay Mudaharaadkii ka Dhacay Nairobi
Medeshi
Dawladda Kenya oo Al-shabaab Dusha ka Saartay Mudaharaadkii ka Dhacay Nairobi
Sunday, 17 January 2010
Nairobi (Togdhnews)- Dawladda Kenya, ayaa kooxda Al-shabaab ku eedaysay ay ku lug lahaayeen mudaharaadkii rabshadaha watay ee Jimcihii ka dhacay magaaladda Nairobi, kaasi oo lagaga soo horjeeday tacadiga

Sultan Mohammed Ahmed Ali : Suldaanka beesha M. Ismail Bari oo salaan raciyadiisii u diraaya
Al Salaama calaykum wa raxmatu laahi wa barakaatuhu. Aniga oo ah Sultan Moxamed Axmed Cali waxaan halkan salaan diiran uga soo dirayaa dhamaanba dadka reer Sanaag khaasatan beesha Muse Ismaciil oo aan Sultaan u ahay. Waxaa ku hambalyaynayaa sida ay beeshu isugu filaatay oo ay arimaha horumarinta wadanka qaybtoodii uga qaateen.
Waxaan u balan qadayaa hadii illahay ka dhigu beelaha gobolka Sanaag ee aan ka soo jeedo iyo derisyadoodaba in ay sharaf iyo barwaaqo iyo nabadgelyo kuwada noolaadaan . Sidaas ayaan ku balan qaadayaa kuna shaqaynayaa waana sababta la ii caleemo saaray.
Wabilaahi al tawfiiq....
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...