Qarax Lala beegsaday Goor Dhaweyd Guriga Wasiirka Xanaanda Xoolaha S/Lanad

Medeshi


Qarax Lala beegsaday Goor Dhaweyd Guriga Wasiirka Xanaanda Xoolaha S/Lanad
FRIDAY, 17 SEPTEMBER 2010

Hargeysa(Togdhnews)Bambada laga tuuro gacanta ayaa lagu tuuray goor dhawyd guriga wasiirka xanaanada xoolha Somaliland Md Maxamed Xaashi Oday,  oo ku yaala Hargeysa , qaraxan ma jirto  cid  ku wax yelowday , balse waxa burbur soo gaadhay gaydha gurigasi, ila hada lama oga cida ka dan beysan qaraxan loo geystay guriga wasiirka.
Hargeysa Togdheernews.com
 
Bookmark and Share

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay