Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
Somaliland News
Somaliland - Warqadii "Sir culus" ee Gen Moorgan 23 Jan 1987
Warqadii "Sir culus" ee Gen Moorgan 23 Jan 1987
Xarunta Xuquuqal Insaanka: Xaaladda maxaabiis cuntada ka soontay oo laga dayriyay
Sagaal maxbuus oo ku jira Xabsiga Dhexe ee Hargeysa ayaa bilaabay inay cuntada ka soomaan 4tii August 2018.
M/weyne-xigeenka Puntland oo goordhaweyd Dagaal kaga baaqay Buhoodle - Video
M/weyne-xigeenka Puntland oo goordhaweyd Dagaal kaga baaqay Buhoodle
Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay ku baaqaysaa in la sii daayo 2 suxufi iyo dad mudaharaad loogu xidhay Sool iyo in xayiraadda laga qaado laba telefiishan
28kii May 2018 waxa lagu xidhay magaaladda Laascaanood ee gobolka Sool 57 qof oo ka qayb qaatay mudaharaad.
Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanku way canbaaraynaysaa xukunka ku dhacay boqor Buurmadow
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xukunka ku dhacay Boqor Cismaan aw Muxumed Buurmadow oo maanta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ku xukuntay sadex sanadood oo xadhig ah. Waxa hore Maxkamadda Gobolku ay ugu xukuntay boqorka shan sanadood oo xadhig ah.
Somaliland - Amnesty oo ku baaqday in Boqor Buurmadow iyo Maxamed Kayse la sii daayo
Hay’adda Caalamiga ah ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay qoraal ay ugu baaqayso dawladda Somaliland inay xorriyadooda u soo celiso Boqor Cismaan aw Muxumed Buurmadow iyo Maxamed Kayse Maxamuud.
Somaliland: Dacwado Khatar Ku Ah Xoriyadda Hadalka
Hala Laalo Qodobada Dembiga Ka Dhigaya Xoriyadda Hadalka
(Nairobi, Mey 8, 2018) – Dembi ku oogidda ay Somaliland dhawaanahan kula kacaysay dadka ka hadla arimaha xasaasiga ah ayaa khatar weyn ku ah xoriyadda hadalka, sida ay maanta sheegtay hay'adda Human Rights Watch.
(Nairobi, Mey 8, 2018) – Dembi ku oogidda ay Somaliland dhawaanahan kula kacaysay dadka ka hadla arimaha xasaasiga ah ayaa khatar weyn ku ah xoriyadda hadalka, sida ay maanta sheegtay hay'adda Human Rights Watch.
Somaliland - Xarunta Daraasaadka Siyaasaddu waxaay ka codsanaysaa daladda SONSAF cadayn mawqifkeeda
Xarunta Daraasaadka Siyaasaddu (Centre for Policy Analysis) waxaay ka codsanaysaa daladda SONSAF inay kala cadayso mawqifkeeda ku saabsan amniga iyo shaqada difaacayaasha xuquuqal insaanka Somaliland.
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Medeshi Oct, 2008 Is Toxic Waste Behind Somali Piracy ? European firms are being accused of dumping toxic waste off the Somali coast. This i...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...
-
Medeshi Captive Indian sailors in Somalia send SOS Varanasi, Feb 13 (IANS) Fourteen Indian sailors, held captive on a cargo vessel off the S...