Somaliland Non State Actors Forum
Location:
Jigjga-yar, Badda As, Behid WHO Office
Tel:
+252-(0)-63-570536, +252-(0)-63-4414335
Date: 16th April
2018
War-saxaafadeed
Xukunka abwaan Naciima
Axmed Ibraahim
Ururada bulshada
rayidka ah ee Somaliland waxaay maanta isugu yimaadeen shir ay kaga hadleen
xukunka ciqaabta ah ee ku dhacay Naciima Axmed Ibraahim 15 April 2017 iyo
cabashada la xidhiidha in loo gaystay waxyeelo jidheed intii ay xidhnayd.
Maxkamadda waxa ay sheegtay inay ku heshay Niciima ceebayn iyo cay loo gaystay
qaranka Somaliland oo ah qodobka 219 ee Xeerka Ciqaabta Guud.
Dhinaca kale,
qareenada Niciima Axmed waxaay qoraal ku sheegeen in jidh-dil loo gaystay
Niciima intii ay ku xidhnayd goob uu maamulo sirdoonka qaranku.
Hadaba
ururada bulshada rayidka ahi waxaay ka walaacsan yihiin xadhiga iyo xukunka ku
dhacay Niciima. Waxaay ugu baaqayaan dawladda Somaliland in baadhitaan
madax-banaan lagu sameeyo tacadiyada iyo gabood falka la sheegay in Niciima loo
gaystya intii ay xidhnayd.
Dastuurka Somaliland wuxuu damaanad qaaday xorriyada
hadalka iyo cabirada aragtida oo sidoo kale uu ilaaliyay qaanuunka caalamiga ah
ee xuquuqal insaanku. Wuxuu sidoo kale mamnuucay in wax jidh dil iyo dhibaato
ah loo gaysto cid xidhan. Falalka caynkaas ah oo sidoo kale mamnuuc ay ka
dhigeen xeerarka caalamiga ah ee xuquuqal insaanku.
Warqaddan waxaa saxeexay Ururada Bulshada Rayidka ah
ee kala ah:
No.
|
Ururka
|
Saxeexa
|
1.
|
SONSAF
|
|
2.
|
ADP
|
|
3.
|
SONYO
|
|
4.
|
NAGAAD
|
|
5.
|
NAFIS Network
|
|
6.
|
SNDF
|
|
7.
|
SAHAN Network
|
|
8.
|
SORADI
|
|
9.
|
HAVOYOCO
|
|
10.
|
SOLJA
|
|
11.
|
WIJA
|
|
12.
|
TAAKULO
|
|
13.
|
ADAM Academy
|
|
14.
|
BVO
|
|
15.
|
Somaliland Women Lawyers Association
|
|
16.
|
FOPAG
|
|
17.
|
DAN
|
|
18.
|
COMPACT
|
|
19.
|
Youth Peer Network
|
|
20.
|
SOMLA
|
|
21.
|
SOYDA
|
|
22.
|
Talo wadaag
|
|
23.
|
Human Rights Center
|
|
24.
|
Somaliland Lawyer's Association
|
|
25.
|
AYEYO
|
|
26.
|
Candle light
|
|
27.
|
Center for Policy Analysis
|
|
28.
|
Inspire Group
|
|
29.
|
ASAL YOUTH
|
|
30.
|
CCBRS
|
|
31.
|
CPN
|
|
32.
|
CGE
|
|
33.
|
CCS
|
|
34.
|
WARSAN
|
|
35.
|
CCORD
|
|
36.
|
SOCSIF
|
|
37.
|
SOLLA
|
|
38.
|
WARDA
|
|
39.
|
Durdur Research Group
|
|
40.
|
Muslim College
|
|
41.
|
SOFHA
|
|
42.
|
SMA
|
|
43.
|
SOYDAVO
|
|
44.
|
Horizon institute
|
|
45.
|
OCVP
|
|
46.
|
Women Agenda Forum
|
|
47.
|
Hargeisa Cultural Center
|
|
48.
|
SOMRAN
|
|
49.
|
IPCS
|
|
52.
|
HYDA
|
|
53.
|
Royal Institute for Research
and Policy Studies
|
|
SHARE