4 markab oo uu dalka Somalia leeyahay ayaa ku xayiran xeebta magaalada Cadan ee dalka Yemen, iyada oo deymo fara badan loo haysto
Monday, January 16, 2012
Puntland: Shiidaal laga Qodayo Dooxada Dharoor
Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad
Sunday, January 15, 2012
News from Somalia and Somaliland
Sunday, January 15, 2012
Kenyan jets bomb Somali rebel base, kill 14 including family of 7
By Feisal Omar and Omar Faruk -MOGADISHU (Reuters) - Kenyan jets bombed an al Shabaab rebel base in southern Somalia Sunday, killing a family of seven as well as seven fighters from the insurgent group linked to Al Qaeda, residents said.
Most read articles of the week
Most read articles of the week
- Somaliland's Place in the World Conference Summary Chatham House, December 2011 Download paper here Download paper in Somali here In 2011 C...
Thursday, January 12, 2012
News from the Horn of Africa
Read the latest from piracy and the Horn of Africa here : http://www.medeshivalley.com/
© Up to date Horn of Africa news and articles covering Somalia , Somaliland and beyond, published by Medeshi Group.

Tuesday, November 29, 2011
Safaaradda UK ee Tehran oo la weeraray
Arday careysan ayaa xoog ku galay dhismaha Safaaradda Britain ay ku leedahay caasimadda Iran ee Tehran.
Arrintani waxay dhacday iyada oo ardaydu ay ka bannaan baxayaan cunaqabateynta saaran Iran.

Sudan oo eriday Danjiraha Kenya
(bbc)-Sudan ayaa waxay amar ku siisay danjiraha Kenya u fadhiya Khartoum in uu dalka ka baxo. Waxay u qabatay 72 saacadood.
Somalia : Al Shabaab ma shakiday?
Inyar ka dib markii ay amar ku bixiyeen in la xiro xafiisyada 16 hey'adood oo Samafal ah, ayaa al Shabaab waxay rag hubeysan u dirtay in ay soo xiraan xafiisyada hey'adahaas.
Sunday, September 4, 2011
Faroole: Galmudug ciidamadeena ayay dhabar jabiyeen
Medeshi
Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Galmudug inay dagaalka gaalkacyo ka qeybgaleen ayna jebiyeen heshiiskii ay horay u wada saxiixeen labada maamul.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxaxmed oo markii ugu horraysay ka hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay Galkacyo ayaa sheegay in dagaalkaasi joogsaday isla markaasna fursad la siinayo nabadda iyo in beelaha gobolku ay iska sifeeyaan waxa uu ugu yeeray argagixisada degaankooda ku sugan.
Weriyaha BBC Axmed Maxamed Cali ayuu uga warramay aragtidiisa ku aaddan sida ay wax uga dhaceen Galkacyo.
Halkan ka dhegeyso : http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2011/09/110901_puntland_galmudug.shtml

Shirka wada tashiga oo Muqdisho ka furmay
Medeshi
Shir wada tashi ah oo looga arrinsanayo xilliga KMG ah ee hey'adaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirka waxaa ka qeybgalay Qaramada Midoobay, dhinacyo ka mid ah qeybaha siyaasadda Soomaaliya iyo ururada bulshada ee Soomaalida.
Weriyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa warbixintan ka soo diray.
Halkan ka dhegeyso ::http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2011/09/110904_shirka_muqdisho.shtml

Somaliland oo Amar kasoo Saartay Soo-galootiga
Medeshi
Somaliland ayaa 30 maalmood u qabatay dad aan sharciga lahayn ee dalkeeda jooga, iyada oo aanay dadkaasi ku jirin kuwa koonfurta Somalia.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa 30 maalmood u qabatay dad aan sharciga lahayn ee dalkeeda jooga, iyada oo aanay dadkaasi ku jirin dadka dagaaalada iyo abaaraha ka soo cararay ee ka yimid koonfurta Somalia.
VOA - Ismaaciil Xuseen Farjar | Hargeysa

Sunday, August 28, 2011
Thursday, August 25, 2011
Puntland oo afar qof ku xukuntay 10 sano oo xarig ah
Medeshi
Maxkamadda sare ee magaalada Garowe ee Puntland, ayaa 4 qof ku xukuntay min toban sano oo xarig ah, iyadoo sheegtay in lagu helay dambi ah in ammaan xumo ay abuurayeen isla markaana ay si sharci darro ah ku soo galeen dhulka Puntland.
Afarta qof ayaa ka mid ahaa kolonyo wafdi Somaliland oo ku sii jeeday degmada Taleex oo Puntland iyo Somaliland uu mid walba gooni u sheegto.
Waxaa kaloo min shan sano oo xarig ah lagu xukumay 4 askari oo ilaalinaysay.
BBC

Dagaal ka socda Tripoli
Medeshi- BBC
Dagaallo ayaa ka socda meelo kala duwan magaalada Tripoli afar bari ka bacdi markii mucaaradka ay soo galeen magaalada.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland iyo Sheekh Shariif oo uu Shaariqa ku wada Martiqaaday Sheekh Xamdaan
Sheekhu waxa uu Somaliland ugu yeedhay sidii ay Kaalmadda uu siinayo Sh Shariif u martiyi lahaayeen
Waftiga Somaliland Waxay ahayd Sabtidii inay baxaan, waxaase dib u dhigay Fiise loo samaynayo Xubin ka mid ah

Subscribe to:
Posts (Atom)