Mudaharaad lagaga soo horjeedo xasuuqii Gashaamo oo Canada ka dacay - Video
Daawo:Haweenay kililka 5aad ka soo firdhatey oo Hargeysa lug ku soo gashay
Daawo:Haweenay kililka 5aad ka soo firdhatey oo Hargeysa lug ku soo gashay kana waramaysa Hablo Ciidanka Liyuu-booliiska Cabdi Ilay kufsadeen,Naasahana jareen
Somaliland Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland oo diiday codsi xisbiga Wadani inay qabtaan banaan bax khamiista soo socota
Somaliland
Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland oo diiday codsi xisbiga Wadani inay qabtaan banaan bax khamiista soo socota :
Somalia iyo Somaliland oo Heshiis Gaaray
(VOA) Shir Djibouti uga socday wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa lagu gaaray heshiis.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta dalka ku soo laabtay
(Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib hawlo shaqsi ama fasax-gaaban oo uu madaxweynuhu ku joogay Wadanka Ingiriiska.
Adis-Ababa Madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyey Bole International (Sawirro)
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international waxaana madaxweynaha kaga hortagay masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawlada Ethiopia.
Dhaqaatiir ka qalin jabisay J. Hargaysa
labaatan iyo laba arday ayaa ka qalin jebisay jaamacadda Hargeysa iyagoo bartay xirfadda dhakhtarnimada.
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay

-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...
-
Medeshi Amnesty International - EU Office Dear Mr Solana, Open letter to participants in the Somali Donors' Conference In advance of the...