(VOA) Shir Djibouti uga socday wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa lagu gaaray heshiis.
Shirkan oo uu fududeeyay madaxweynaha Djibouti ayaa labada dhinac waxa ka soo saareen war-saxaafadeed ka kooban 6 qodob.
Qodobada ku jira war-saxaafadeedka waxaa ka mdi ah, in la dar-dargaliyo wadahadallada labada dhinac wakhtina lagu jaangooyo, inaan la siyaasadeyn deeqaha aadanimo, in la fuliyo heshiiskii arrimaha hawada ee labada dhinac ay horey u gaareen, in la iska ilaaliyo arrimo carqaladeyn kara wadahadallada, in wafuud labada dhinac ka socota ay mar kale ku kulmaan magaalada Istanbul ee dalka Turkey 26-27 bisha Febraayo.
Goor dhow ayaan idiin soo gudbinaynaa faah-faahin la xiriirta heshiiska.
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay

-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...
-
Medeshi Amnesty International - EU Office Dear Mr Solana, Open letter to participants in the Somali Donors' Conference In advance of the...