Dawladda Somaliland waxaay dacwad ku soo oogtay Abwaan Naciima Axmed

4tii March 2018, Xafiiska Xeer-ilaalinta ee Somaliland wuxuu dacwad ku soo oogay Naciima Axmed Ibraahim oo laga xidhay 27kii January 2018 gegida diyaaradaha ee Cigaaal iyada oo u sii socotay Xamar.

Suuq madow oo carruurta lagu iibiya miyaa ka jira Somaliland?

BBC - Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu aqooni jirin, sida uu kusoo waramayo wariyaha BBC-da ee Hargaysa.

Somaliland oo Difaacdey Heshiiska Berbera -Audio

Maamulka Somaliland, ayaa difaacay heshiiskii dekadda Berbera ee dhawaantan lagu soo saxiixay dalka Iskutagga Imaaradka Carabta.

Somaliland- War-murtiyeed ka soo baxay kulan laga hadlay xorriyada warbaahinta

(Hargeisa ) - Waxa magaalada Hargeysa ka dhacay 26kii iyo 27kii April 2017 kulan laba maalmood ah oo ay ka soo qayb galeen ergo lixdan qof ah oo ka kala socday dhamaan gobolada Somaliland.

Somalia - 13 qof oo ku dhintay qarax ka dhacay garoonka Mogadishu

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho waxay sheegayaan in 13 qof ay ku dhinteen laba qarax oo ka dhacay meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Adan Cade.

Kumanaan laga soo badbaadiyay badda

(BBC)- Ilaalada badda ee Talyaaniga ayaa ka soo badbaadiyay badda tahriibayaal ka dib markii ay doontoodii biyo soo galeen.

Somaliland- Khilaafkii Xisbiga UCID Oo Go'aan Laga Gaaray

(VOA)- WASHINGTON. DC — 
Guddida diiwaan gelinta ururada siyaasadda iyo ansixinta axsaabta Somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in ay go'aan ka gaareen khilaaf in muddo ah u dhaxeeyay labada garab ee Xisbiga UCID.

Mudaharaad lagaga soo horjeedo xasuuqii Gashaamo oo Canada ka dacay - Video

Mudaharaad lagaga soo horjeedo xasuuqii Gashaamo oo Canada ka dacay - Video

Daawo:Haweenay kililka 5aad ka soo firdhatey oo Hargeysa lug ku soo gashay

Daawo:Haweenay kililka 5aad ka soo firdhatey oo Hargeysa lug ku soo gashay kana waramaysa Hablo Ciidanka Liyuu-booliiska Cabdi Ilay kufsadeen,Naasahana jareen

‎Somaliland‬ Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland oo diiday codsi xisbiga Wadani inay qabtaan banaan bax khamiista soo socota

‪Somaliland‬ Wasiirka arimaha gudaha ee Somaliland oo diiday codsi xisbiga Wadani inay qabtaan banaan bax khamiista soo socota :

Somalia iyo Somaliland oo Heshiis Gaaray

(VOA) Shir Djibouti uga socday wafuud ay kala hoggaaminayaan madaxweyne Xasan Sheekh iyo madaxweyne Axmed Siilaanyo ayaa lagu gaaray heshiis.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta dalka ku soo laabtay

(Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland. Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo maanta dalka ku soo laabtay ka dib hawlo shaqsi ama fasax-gaaban oo uu madaxweynuhu ku joogay Wadanka Ingiriiska.

Adis-Ababa Madaxweynaha oo lagu soo dhaweeyey Bole International (Sawirro)

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo iyo weftigii uu hogaaminayo ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaalada Adis-ababa ee dalka Ethiopia markii ay ka soo degeen garoonka diyaaradaha ee Bole international waxaana madaxweynaha kaga hortagay masuuliyiin sar-sare oo ka tirsan dawlada Ethiopia.

Dhaqaatiir ka qalin jabisay J. Hargaysa

labaatan iyo laba arday ayaa ka qalin jebisay jaamacadda Hargeysa iyagoo bartay xirfadda dhakhtarnimada.

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay