Beled Weyne oo lagu Dagaalamay | |||||
Lix qof ayaa la ogyahay in ay ku dhnteen dagaal saaka ka dhacay magaalada Beled Weyne saaka, dagaalkaas oo dhex maray ciidamo dawlada ku-meel-gaadhka ah ee Somalia ka tirsan iyo ururka Hisbul Islaam. Hisbul Islaam ayaa sheegay in ay magaalada Beled Weyne ka baxeen waxaana hada magaalada gacanta ku hayaan ciidamada dawlada ku-meel gaadhka ah. Cidamada dawlad ayaa xuduuda Etoobiya ee Feerfeer weerar ka soo qaaday, waxayna hada gacanta ku hayaan 115 iyo garoonka dayuuradaha. Sida laga war qabo magaalada ayaa marba koox gacanta u gelaysa beryahan. |
Beled Weyne oo lagu Dagaalamay
Medeshi | BBC |
Xoghayah Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay manifestada KULMIYE
Medeshi
Xoghayah Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay manifestada KULMIYE
“ Maya, xataa Kulmiye ayaan ku kasoonany inay fulinkaraan waxa ay sheegeen, sida aan hoos ku cadayndoono.”
Saddexda Xisbi Qaran Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Baraarujiyey Qaadashada Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada Madextooyada
Medeshi
Saddexda Xisbi Qaran Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Baraarujiyey Qaadashada Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada Madextooyada |
Somaliland : Kaararka codbixiyaasha
| Medeshi |
Magaalada Hargeysa
Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si gaabis ah uga bilowday bedelaada kaararka diiwaangelinta codbixiyaasha.
Magaalada Hargeysa
Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si gaabis ah uga bilowday bedelaada kaararka diiwaangelinta codbixiyaasha.
Burcad badeed la la'yahay
Medeshi
David Cameron oo noqday Raiisul Wasaare
Medeshi
Hogaamiyaha xisbiga Conservative ee Britain, David Cameron, ayaa noqday Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Britain, kadib markii uu is casilay Gordon Brown. Boqoradda ayaa u magacawday xilka, wuxuuna sheegay in uu ka aqbalay in uu soo dhiso dowladda Britain ay yeelan doonto. David Cameron, waxaa uu la wareegay xafiiska NO 10 ee looga taliyo dalka Britain. |
Dagaal ka dhacay Muqdisho
Medeshi
Dagaal ka dhacay Muqdisho | |||||
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 31 kalena waa ay ku dhaawxacmeen dagaal culus oo maanta dhexmaray ciidamada dowladda KMG ah iyo xoogaga ka soo horjeeda ee mucaaradka ah. |
Tacsi ku socota reer Cabi Fuuraa
(Medeshi)
Tacsi :
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Dhamaanba bahda reer Moxamed Sh Axmed Cali Aden oo magacyadoodu ku qoran yihiin hoos iyo qoraaga www.medeshi.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilaahay ha u naxariistee dhahmaanba eheladii uu ka geeriyooday Cabdi Maxamed Ducalle( Cabdi fuuraa) oo 20kii bishan ku geeriyodey magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco:
Moxamed Sh Axmed Cali
Fahiima Moxamed Rashid
Ibarahim M. Sh Axmed Cali
Hodan M. Sh Axmed Cali
Ismahan M. Sh Axmed Cali
Hana M. Sh . Axmed Cali
Raghe M. Sh. Axmed Cali oo kala jooga London iyo Hargeisa .
Waxaanay alle uga baryayaan in alle janadii fardawsa ka waraabiyo ,ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iiman kasiiyo, aamiin , aamiin,aamiin

Qaybtii Koowaad; Dulmigaga yaa wada tolow?
Medeshi
By Ismail Aw Adan Jaajimo
Dulmigaga yaa wada tolow?
Ma Madaxweynaha dalkaan
Bulshada dawgeeda iyo
Samuhu inu dooryihihiyo
Danguud u tilmaaminoo
Ka daalay hogaamintoo
Dareenkiisaa qarsoon
Dulmiga yaa wada tolow?
Rag hawl qaran loo dirtoo
Dayacay oo bahaylahshoo
Danttooda ka oofsadoo
Dukaamiyo beero iyo
Daar iyo guri weyn dhistiyo
Dilaal iyo tuugagbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma dumarkeer waalifee
Raggii qabay dayriyee
Daryeel iyo nolol rabee
Daleelaha waabtayee
Derbiga kolayada dhigtee
Marduufyada loo dejee
Intaba laga daynsadee
Amaahdii daba socdee
Dawaqay ee yaabbanbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma diricyaashii kacee
Damqaday ee dhiidhiiyee
Dagaalka jahaadayee
Dadkuna taageerayee
Dalkeenne xoreeyayee
Xil iyo derejoba dhigee
Dudmada meermeerayee
Haddeerra la dabasocdaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
By Ismail Aw Adan Jaajimo
Dulmigaga yaa wada tolow?
Ma Madaxweynaha dalkaan
Bulshada dawgeeda iyo
Samuhu inu dooryihihiyo
Danguud u tilmaaminoo
Ka daalay hogaamintoo
Dareenkiisaa qarsoon
Dulmiga yaa wada tolow?
Rag hawl qaran loo dirtoo
Dayacay oo bahaylahshoo
Danttooda ka oofsadoo
Dukaamiyo beero iyo
Daar iyo guri weyn dhistiyo
Dilaal iyo tuugagbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma dumarkeer waalifee
Raggii qabay dayriyee
Daryeel iyo nolol rabee
Daleelaha waabtayee
Derbiga kolayada dhigtee
Marduufyada loo dejee
Intaba laga daynsadee
Amaahdii daba socdee
Dawaqay ee yaabbanbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma diricyaashii kacee
Damqaday ee dhiidhiiyee
Dagaalka jahaadayee
Dadkuna taageerayee
Dalkeenne xoreeyayee
Xil iyo derejoba dhigee
Dudmada meermeerayee
Haddeerra la dabasocdaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
UK: Garaabadii oo ka xiiso badatay jaadkii.
(Medeshi)
Qiimihii garaabada ayaa kor u kacay ka dib markii diyaaridihii joogsadeen ka duuli jirey ama ka soo degi jiray UK intii Foolkanihii ka qarxay Iceland awgeed (Volcanic eruption in Iceland) – 14 .4.2010 ilaa maanta 20.4..2010.
Garaabada oo si caadi ah looga cuno dalalka carabta iyo waqooyiga Amerika, ayaa maalmahan danbe caadi ka noqotay in laga isticmaalo dalkan UK oo aan hore looga cuni jirin! Koobka caaga ah ee shaaha lagu shubtu ee har mal laga cabo (one time use) ayaa lagu miisaa caleenta Jaadka – nooca hareeri loo yaqaan oo la qalajiyey. Koobkaas mugiis ayaa ku bilowday £1.00 (hal gini) hadana (maantana) gaadhay £5.00 (shan gini).

Accord 21: Nabadda yaa iska leh oo loo doonayaa?
Medeshi
Nabadda yaa iska leh oo loo doonayaa?
Mark Bradbury iyo Sally Healy
Nabadda yaa iskaleh oo loo doonayaa? sideebaa xidhiid logu samaynkaraa Somalida nabadda doonaysa iyo beesha caalamka
Muddo labaatan sano si diblomaasiyad ah iyo awood millatari midba waxa surta-geli weydey sidii dawlad looga samayn lahaa Somalia. Dawladihii ka dhashay soo dhexgalka nabadaynta beesha caalamka, dhammaantood way ku guuldarraysteen inay curiyaan awood dawladeed iyo inay sugaan nabadda iyo ammaanka iyo adeegga bulshada Somaliyeed.
Laga bilaabo sannadkii 2001dii faragelinta caalamka way sii shidday oo kala fogeysey qalalaasaha siyaasadeed, Xaaladda biniaadanimadana way kasii dartay ee Koonforta Somaliya. Taasi waxay dhashay in saddex malyan oo ruux ay gargaar binaadanimo oo deg-deg ah u baahdaan sannadkan 2009ka.

Tacsi
Medeshi
TACSI
INAA LI LAAHI WAA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Anagoo ah dhamaan bahda warbaahinta Medeshi waxaan TACSI u daraynaa dhamaan reer CAli XAAJI MAXAMED MAXAMOUD - REER CALI CAMBE,
anagoo ka tacsiyadaynayna geeridii ku timi ilaahay haw naxariistee CALI XAAJI MAXAMED oo ku magac dheeraa CALI CAMBE oo ku geeryooday magaalada Hargeisa maanta oo isnin ah, bishuna tahay 01/02/2010, ilaahay haw naxariisto, dadkiisiina samir iyo iimaan ha ka siiyo, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Moxamed Sh. Axmed Cali
London
http://www.medeshi.com/

Markabkii Saliida siday oo la sii daayay
Medeshi
Burcad-badeedda Soomaaliya ayaa siidayay markabkii saliida siday ee Greek, maalin kadib markii la siidayay lacag madaxfursho dhan 5.5 Million

Burcad-badeedda Somaalida ayaa sii daayay markabkii Saliida siday ee calanka Greek watay iyo 28 shaqaale ee saarnaa maalin kadib markii lacag madax furasho ah la bixiyay
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay

-
Medeshi April 23, 2009 Donors pledge over $250 million for Somalia By SLOBODAN LEKIC Associated Press Writer International donors pledged mo...
-
Medeshi Captive Indian sailors in Somalia send SOS Varanasi, Feb 13 (IANS) Fourteen Indian sailors, held captive on a cargo vessel off the S...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...