Daawo:
Somaliland - Madaxweyne Biixi oo Imaaraadka u Safray
(VOA) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa safar aan hore loo shaacin maanta ugu kicitamay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta.
Boodhari Mill - Warshada daqiida oo dhowaan laga furidoono Hargeisa, Somaliland
(Hargeisa)- Bishan aynu ku jiro ee March ayaa 15 keeda laga furayaa magaalada Hargeisa ee caasimada Somaliland warshada daqiida samaysa.
Madaxa DPWorld oo qiray inay Somaliland dawlad madax banaan tahay - Video
Madax DPWorld ee Dubai ayaa qiray inay Somaliland dawlad madax banaan tahay ka dib markii ay heshiis cusub oo dekedda Berbera ku saabsan saxeexeen wiigii inasooo dhaafay.
Dawladda Somaliland waxaay dacwad ku soo oogtay Abwaan Naciima Axmed
4tii March 2018, Xafiiska Xeer-ilaalinta ee Somaliland wuxuu dacwad ku soo oogay Naciima Axmed Ibraahim oo laga xidhay 27kii January 2018 gegida diyaaradaha ee Cigaaal iyada oo u sii socotay Xamar.
Suuq madow oo carruurta lagu iibiya miyaa ka jira Somaliland?
BBC - Waa dhacdo ugub ah oo aan gayiga Soomaaliyeed inta badan lagu aqooni jirin, sida uu kusoo waramayo wariyaha BBC-da ee Hargaysa.
Somaliland oo Difaacdey Heshiiska Berbera -Audio
Maamulka Somaliland, ayaa difaacay heshiiskii dekadda Berbera ee dhawaantan lagu soo saxiixay dalka Iskutagga Imaaradka Carabta.
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...