Maraykan oo Ruushka ku eedeeyay Suuriya
Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey ayaa ku eedeysay Ruushka in caalamka oo dhan uu afduub u haysta.
Marshaale oo lagu dilay Muqdisho
Cabdi Jeylaani Marshaale waxa uu ahaa majajaaliiste aad loo jecelyahay . Cabdi Jeylaani Malaaq oo ah fanaan caan ku ah majaajilada ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.
Somalia : Dastuurka cusub oo loo ansixiyay
Golaha dastuuriga ee Soomaaliya ayaa waxa ay ansixiyeen dastuurka shir hadda ka socda magaalada Muqdisho.
Hees : Dad hadaad is qabataan - A Mooge . by Kooshin
A Mooge] vocals by : Kooshin
Hoos ka akhri midhaha heesta :
Hoos ka akhri midhaha heesta :
Hamabalyo : Aroos wacan oo ka dacay Ambassador Hotel, Hargeisa
Arooska : Moxamed Cabdi Ismaaciil iyo aroosada Warda Cabdi Mataan Barjeex
Oo ka dhacay hoteelka
Ambassador ee magaalda Hargeisa
habeenkii khamiista oo ay bishu
ahayd 12/04/2012.
Waxaa tahaniyadan diraya dadka hoos ku qoran :
1-
Maxamed Baarjeex iyo xaasaskiisa
2-
Jawohar Baarjeex iyo caruurteeda
3-
Khaddar Baarjeex iyo xaaskiisa
4-
Seynab Baarjeex iyo caruurteeda
5-
Farxaan Baarjeex iyo xaaskiisa
6-
Shabac Baarjeex iyo xaaskiisa
7-
Axmed Mushaacir
8-
Wardi Xidaar
9-
Shine Xidaar
10-
Filsan Xidaar
11-
Muna Xidaar
12-
Iyo Maxamed Axmed Cali (http://www.medeshivalley.com/ )
13-
Cali Cumar Xidirin
14-
Rashiid Care
Dadkaasoo kala jooga UK,USA,Qatar, Saudi Arabia , Sweden iyo
Somaliland waxay hambalyo u dirayaan
arooska iyo aroosada waxaanay ilaaheen uga baryayaan inuu ka dhigo kuwii isku
waara ubad khayr qabana kala siiya .. aamiin
C/weli Gaas oo ku eedeeyay Labada Shariif Qaraxii lagula beegsaday Shalay Theatarka
Medeshi
C/weli Gaas oo ku eedeeyay Labada Shariif Qaraxii lagula beegsaday Shalay Theatarka
Yemen: Xaaladda Maraakiibta Somalia
4 markab oo uu dalka Somalia leeyahay ayaa ku xayiran xeebta magaalada Cadan ee dalka Yemen, iyada oo deymo fara badan loo haysto
Puntland: Shiidaal laga Qodayo Dooxada Dharoor
Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad
News from Somalia and Somaliland
Sunday, January 15, 2012
Kenyan jets bomb Somali rebel base, kill 14 including family of 7
By Feisal Omar and Omar Faruk -MOGADISHU (Reuters) - Kenyan jets bombed an al Shabaab rebel base in southern Somalia Sunday, killing a family of seven as well as seven fighters from the insurgent group linked to Al Qaeda, residents said.
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...
