4 markab oo uu dalka Somalia leeyahay ayaa ku xayiran xeebta magaalada Cadan ee dalka Yemen, iyada oo deymo fara badan loo haysto
jacfar Kuukaay | Washington, DC
4 markab oo ay dalka Somalia leeyahay ayaa ku xayiran xeebta magaalada Cadan ee dalka Yemen, iyada oo deymo fara badan loo haysto. Markab kale, ayaa isna la sheegay in shirkad dalka Spain laga leeyahay ay si sharci-darro ah ugu shaqeysato, halka mid kalena uu yaallo xeebaha Puntland, ka dib markii uu halkaas horay ugu gubtay.
Wareysi arrintaas la xiriira, qeybta hoose ka dhageyso:
http://www.voanews.com/somali/news/Yemen-Xaaladda-Maraakiibta-Dalka-Somalia-137410488.html
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Hala Laalo Qodobada Dembiga Ka Dhigaya Xoriyadda Hadalka (Nairobi, Mey 8, 2018) – Dembi ku oogidda ay Somaliland dhawaanahan kula kacaysay...