Baabuurtii Buuhoodle | ||||
Ciidamadii Etoobiya ee ku sugnaa agagaarka magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in ay xalay la guureen baabuur dad shicib ahi lahaa oo ay ku halkaas hore ugu qabteen. Odayaal degaanka ah ayaa BBC u sheegay in dadku saaka ku soo tooseen iyadoo baabuurtii badankooda ay ciiamada Etoobiya dhinaca dalkooda u kaxaysteen. Baabuurtaas oo todoba iyo toban ahayd ayaa la sheegay in kow iyo toban ka mid ah lala tegay inta kalena cilad awgeed ay u socon waayeen. Waxa odaayasha manadaqadu sheegeen in baabuurtaas ay saarnaayeen badeecooyin kala gedisan iyo lacag naqdi ah oo ay leyihiin dadka reer Buuhoodle. Arrintani waxay jebinaysa heshiis hore u dhex maray ciidamada Etoobiya iyo madaxda dhaqanka ee degaanka, oo ahaa in la isu celiyo hantidii lagu kala qabsaday dagaalkii dhowaan magaalada ka dhacay. Dadka degaanka ayaa hore ciidamada Etoiobiya ugu celiyey wixii ay hayeen badankooda, sida askar iyo hub. | QODOBADA WARKA UGU HOREEYA | |||
Baabuurtii Buuhoodle
Medeshi | BBC |
Beled Weyne oo lagu Dagaalamay
Medeshi | BBC |
Beled Weyne oo lagu Dagaalamay | |||||
Lix qof ayaa la ogyahay in ay ku dhnteen dagaal saaka ka dhacay magaalada Beled Weyne saaka, dagaalkaas oo dhex maray ciidamo dawlada ku-meel-gaadhka ah ee Somalia ka tirsan iyo ururka Hisbul Islaam. Hisbul Islaam ayaa sheegay in ay magaalada Beled Weyne ka baxeen waxaana hada magaalada gacanta ku hayaan ciidamada dawlada ku-meel gaadhka ah. Cidamada dawlad ayaa xuduuda Etoobiya ee Feerfeer weerar ka soo qaaday, waxayna hada gacanta ku hayaan 115 iyo garoonka dayuuradaha. Sida laga war qabo magaalada ayaa marba koox gacanta u gelaysa beryahan. | |||||
Xoghayah Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay manifestada KULMIYE
Medeshi
Xoghayah Arimaha Debedda ee Xisbiga UDUB oo ka hadlay manifestada KULMIYE
“ Maya, xataa Kulmiye ayaan ku kasoonany inay fulinkaraan waxa ay sheegeen, sida aan hoos ku cadayndoono.”
Saddexda Xisbi Qaran Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Baraarujiyey Qaadashada Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada Madextooyada
Medeshi
| Saddexda Xisbi Qaran Oo Shacabka Reer Somaliland Ku Baraarujiyey Qaadashada Kaadhadhka Cusub Ee Doorashada Madextooyada |
Somaliland : Kaararka codbixiyaasha
| Medeshi |
Magaalada Hargeysa
Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si gaabis ah uga bilowday bedelaada kaararka diiwaangelinta codbixiyaasha.
Magaalada Hargeysa
Guud ahaan gobollada iyo degmooyinka Somaliland waxaa saaka si gaabis ah uga bilowday bedelaada kaararka diiwaangelinta codbixiyaasha.
Burcad badeed la la'yahay
Medeshi
David Cameron oo noqday Raiisul Wasaare
Medeshi
Hogaamiyaha xisbiga Conservative ee Britain, David Cameron, ayaa noqday Ra'iisul Wasaaraha cusub ee Britain, kadib markii uu is casilay Gordon Brown. Boqoradda ayaa u magacawday xilka, wuxuuna sheegay in uu ka aqbalay in uu soo dhiso dowladda Britain ay yeelan doonto. David Cameron, waxaa uu la wareegay xafiiska NO 10 ee looga taliyo dalka Britain. | ||||
Dagaal ka dhacay Muqdisho
Medeshi
Dagaal ka dhacay Muqdisho | |||||
Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay 31 kalena waa ay ku dhaawxacmeen dagaal culus oo maanta dhexmaray ciidamada dowladda KMG ah iyo xoogaga ka soo horjeeda ee mucaaradka ah. | |||||
Tacsi ku socota reer Cabi Fuuraa
(Medeshi)
Tacsi :
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Dhamaanba bahda reer Moxamed Sh Axmed Cali Aden oo magacyadoodu ku qoran yihiin hoos iyo qoraaga www.medeshi.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilaahay ha u naxariistee dhahmaanba eheladii uu ka geeriyooday Cabdi Maxamed Ducalle( Cabdi fuuraa) oo 20kii bishan ku geeriyodey magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco:
Moxamed Sh Axmed Cali
Fahiima Moxamed Rashid
Ibarahim M. Sh Axmed Cali
Hodan M. Sh Axmed Cali
Ismahan M. Sh Axmed Cali
Hana M. Sh . Axmed Cali
Raghe M. Sh. Axmed Cali oo kala jooga London iyo Hargeisa .
Waxaanay alle uga baryayaan in alle janadii fardawsa ka waraabiyo ,ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iiman kasiiyo, aamiin , aamiin,aamiin
Tacsi :
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Dhamaanba bahda reer Moxamed Sh Axmed Cali Aden oo magacyadoodu ku qoran yihiin hoos iyo qoraaga www.medeshi.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilaahay ha u naxariistee dhahmaanba eheladii uu ka geeriyooday Cabdi Maxamed Ducalle( Cabdi fuuraa) oo 20kii bishan ku geeriyodey magaalo madaxda gobolka togdheer ee Burco:
Moxamed Sh Axmed Cali
Fahiima Moxamed Rashid
Ibarahim M. Sh Axmed Cali
Hodan M. Sh Axmed Cali
Ismahan M. Sh Axmed Cali
Hana M. Sh . Axmed Cali
Raghe M. Sh. Axmed Cali oo kala jooga London iyo Hargeisa .
Waxaanay alle uga baryayaan in alle janadii fardawsa ka waraabiyo ,ehelkii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iiman kasiiyo, aamiin , aamiin,aamiin
Qaybtii Koowaad; Dulmigaga yaa wada tolow?
Medeshi
By Ismail Aw Adan Jaajimo
Dulmigaga yaa wada tolow?
Ma Madaxweynaha dalkaan
Bulshada dawgeeda iyo
Samuhu inu dooryihihiyo
Danguud u tilmaaminoo
Ka daalay hogaamintoo
Dareenkiisaa qarsoon
Dulmiga yaa wada tolow?
Rag hawl qaran loo dirtoo
Dayacay oo bahaylahshoo
Danttooda ka oofsadoo
Dukaamiyo beero iyo
Daar iyo guri weyn dhistiyo
Dilaal iyo tuugagbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma dumarkeer waalifee
Raggii qabay dayriyee
Daryeel iyo nolol rabee
Daleelaha waabtayee
Derbiga kolayada dhigtee
Marduufyada loo dejee
Intaba laga daynsadee
Amaahdii daba socdee
Dawaqay ee yaabbanbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma diricyaashii kacee
Damqaday ee dhiidhiiyee
Dagaalka jahaadayee
Dadkuna taageerayee
Dalkeenne xoreeyayee
Xil iyo derejoba dhigee
Dudmada meermeerayee
Haddeerra la dabasocdaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
By Ismail Aw Adan Jaajimo
Dulmigaga yaa wada tolow?
Ma Madaxweynaha dalkaan
Bulshada dawgeeda iyo
Samuhu inu dooryihihiyo
Danguud u tilmaaminoo
Ka daalay hogaamintoo
Dareenkiisaa qarsoon
Dulmiga yaa wada tolow?
Rag hawl qaran loo dirtoo
Dayacay oo bahaylahshoo
Danttooda ka oofsadoo
Dukaamiyo beero iyo
Daar iyo guri weyn dhistiyo
Dilaal iyo tuugagbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma dumarkeer waalifee
Raggii qabay dayriyee
Daryeel iyo nolol rabee
Daleelaha waabtayee
Derbiga kolayada dhigtee
Marduufyada loo dejee
Intaba laga daynsadee
Amaahdii daba socdee
Dawaqay ee yaabbanbaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Ma diricyaashii kacee
Damqaday ee dhiidhiiyee
Dagaalka jahaadayee
Dadkuna taageerayee
Dalkeenne xoreeyayee
Xil iyo derejoba dhigee
Dudmada meermeerayee
Haddeerra la dabasocdaa?
Dulmiga yaa wada tolow?
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...