R/W Farmaajo oo Shariif Xasan Eedeeyey
Ra'iisal Wasaaraha Somalia, Maxamed C. Farmaajo ayaa sheegay in uu jiro gorgortan siyaasadeed oo ka dhex socda kulanka labada shariif
Idaacadda VOA ayaa wareysi gaar ah la yeelatay Ra'iisal Wasaaraha Somalia, marka horena wax ka weydiisay dareenkiisa ku aaddan nuxurka kulanka labada Shariif uga socda dalka Uganda.