Waxaa la soo tabinayaan in musuq-maasuq ka dhexjiro ciidamada amniga ee dowlada iyadoo mushaharkiina laga goostay.
Waxa qoray Harun Macruf
Ciidamada Amniga ee dowlada KMG ah ayaa xaalladahooda nololeed laga dayrinayaa, iyadoo la sheegay in dowladda KMG ay joojisay mushaharkii ciidankaasi.
Qaar ka tirsan saraakiisha ciidamada ayaa ku doodaya in tirada ciidamada dowlada liiska ugu jira ay gaarayaan ilaa 16-kun, balse aysan jirin ciidan dhab ah oo tiradaas leeg oo dowlada u xaraysan. Hase yeeshee Wasiirka Amniga dolwadda KMG C/llaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa beeniyay jiritaanka liiskaasi. Wasiirku wuxuu sheegay in 16-ka kun ee saraakiishu sheegeen ay tahay tiro la soo jeediyay, balse hadda ay socoto howl si dhab ah loogu tirakoobayo ciidanka dowlada KMG.
Dhinaca kalena, Col. C/laahi Cali Mocow oo ka tirsan ciidanka nabadsugida ee NSA ayaa ku adkaystay jiritaanka liiska 16-ka kun ee askari. Col Mocow wuxuu carabka ku dhuftay in liiskaasi uu yahay mid lagu bixiyo raashinka ciidanka dowlada. Col C/laahi Cali wuxuu ku eedeeyey saraakiisha ugu sareeya ciidanka dowlada musuqmaasuq, karti daro iyo hogaan xumo.
Sidoo kalena waxaa lagu eedeeyey Hay'adda nabadsugida qaranka inay ku guuldaraystay inay ka digto weeraro ku soo fool lahaa dowlada iyo AMISOM
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay
-
Mentally inferior Black South Africans don’t welcome smarter Somalis CAPE TOWN, 17 October 2008 (Medeshi) - About 200 Somali businessmen in ...
-
Medeshi March 19, 2009 Somali Woman Deported from U.S into the hands of Al Shabbab Washington, DC (HOL) - After living in the U.S. for 16 ye...
-
Medeshi Did Obama weather the debate assaults? Thu Oct 16 , 2008 The third and final presidential debate also was the nastiest. As Politico...