Tuesday, June 7, 2011

Hargeysa: Iskaashiga Kobcinta Dhaqaalaha

Medeshi| VOA |
Hargeysa: Iskaashiga Kobcinta Dhaqaalaha
Kulan ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa lagu daah-furay mashruuc cusub oo ay Hay'adda Maraykanka ee USAID ay ka fulinayso Somaliland
Kulan ka dhacay magaalada Hargeysa ayaa lagu daah-furay mashruuc cusub oo ay Hay'adda Maraykanka  ee USAID ay ka fulinayso Somaliland. Mashruucan waxa fulinaya hay'ad kale oo Maraykan ah, laguna magacaabo DAI.
Warbixinta oo dhameystiran qeybta hoose ka dhageyso.
http://www.voanews.com/somali/news/Hargeysa-Iskaashiga-Kobcinta-Dhaqaalaha-123335438.html

Bookmark and Share

No comments: