Xisbiga Mucaaridka ah Ee WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Lunsatay Hanttidii Lagu Dhisilahaa Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa, Uguna Baaqay Xukuumadda Inay Iscasisho

Medeshi blog - Xisbiga Mucaaridka ah Ee WADDANI Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Inay Lunsatay Hanttidii Lagu Dhisilahaa Garoonka Diyaaradaha Ee Hargeysa, Uguna Baaqay Xukuumadda Inay Iscasisho.

Daawo Ceergaabo oo mar lagwada Joojiyey Lacagtii shilin soomaliga



Bookmark and Share
-->

Maraykan oo Ruushka ku eedeeyay Suuriya

Safiirka Maraykanka ee Qaramada Midoobey ayaa ku eedeysay Ruushka in caalamka oo dhan uu afduub u haysta.

Marshaale oo lagu dilay Muqdisho

Cabdi Jeylaani Marshaale waxa uu ahaa majajaaliiste aad loo jecelyahay . Cabdi Jeylaani Malaaq oo ah fanaan caan ku ah majaajilada ayaa maanta lagu dilay magaalada Muqdisho.

Somalia : Dastuurka cusub oo loo ansixiyay

Golaha dastuuriga ee Soomaaliya ayaa waxa ay ansixiyeen dastuurka shir hadda ka socda magaalada Muqdisho.

Hees : Dad hadaad is qabataan - A Mooge . by Kooshin

A Mooge]  vocals by : Kooshin

Hoos ka akhri midhaha heesta :

Hamabalyo : Aroos wacan oo ka dacay Ambassador Hotel, Hargeisa


Arooska : Moxamed Cabdi Ismaaciil  iyo aroosada Warda Cabdi Mataan Barjeex
Oo ka  dhacay hoteelka  Ambassador ee magaalda  Hargeisa  habeenkii khamiista  oo ay bishu ahayd 12/04/2012.
Waxaa tahaniyadan diraya dadka hoos ku qoran :
1-      Maxamed Baarjeex iyo xaasaskiisa
2-      Jawohar Baarjeex iyo caruurteeda
3-      Khaddar Baarjeex iyo xaaskiisa
4-      Seynab Baarjeex iyo caruurteeda
5-      Farxaan Baarjeex iyo xaaskiisa
6-      Shabac Baarjeex iyo xaaskiisa
7-      Axmed Mushaacir
8-      Wardi Xidaar
9-      Shine Xidaar
10-   Filsan Xidaar
11-   Muna Xidaar
12-   Iyo Maxamed Axmed Cali (http://www.medeshivalley.com/ )
13-   Cali Cumar Xidirin
14-   Rashiid Care
Dadkaasoo kala jooga UK,USA,Qatar, Saudi Arabia , Sweden iyo Somaliland  waxay hambalyo u dirayaan arooska iyo aroosada waxaanay ilaaheen uga baryayaan inuu ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala siiya .. aamiin


Madaxweynaha Somaliland oo guddi heer wasiir ah u magacaabay wadahadallo dhexmara Dowladda KMG ah iyo Somaliland

Medeshi
Bookmark and Share

Axad, Abriil 08, 2012 (HOL) — Warsaxaafadeed kasoo saakay oo Axad ah xafiiska madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa lagu magacaabay guddi farsamo oo heer wasiir ah, kuwaasoo ka shaqeynaya wadahadallo dhexmara dowladda KMG ah ee Soomaaliya iyo Somaliland.

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay