Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xukunka ku dhacay Boqor Cismaan aw Muxumed Buurmadow oo maanta Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Hargeysa ku xukuntay sadex sanadood oo xadhig ah. Waxa hore Maxkamadda Gobolku ay ugu xukuntay boqorka shan sanadood oo xadhig ah.
Somaliland - Amnesty oo ku baaqday in Boqor Buurmadow iyo Maxamed Kayse la sii daayo
Hay’adda Caalamiga ah ee Amnesty International ayaa maanta soo saartay qoraal ay ugu baaqayso dawladda Somaliland inay xorriyadooda u soo celiso Boqor Cismaan aw Muxumed Buurmadow iyo Maxamed Kayse Maxamuud.
Somaliland: Dacwado Khatar Ku Ah Xoriyadda Hadalka
Hala Laalo Qodobada Dembiga Ka Dhigaya Xoriyadda Hadalka
(Nairobi, Mey 8, 2018) – Dembi ku oogidda ay Somaliland dhawaanahan kula kacaysay dadka ka hadla arimaha xasaasiga ah ayaa khatar weyn ku ah xoriyadda hadalka, sida ay maanta sheegtay hay'adda Human Rights Watch.
(Nairobi, Mey 8, 2018) – Dembi ku oogidda ay Somaliland dhawaanahan kula kacaysay dadka ka hadla arimaha xasaasiga ah ayaa khatar weyn ku ah xoriyadda hadalka, sida ay maanta sheegtay hay'adda Human Rights Watch.
Somaliland - Xarunta Daraasaadka Siyaasaddu waxaay ka codsanaysaa daladda SONSAF cadayn mawqifkeeda
Xarunta Daraasaadka Siyaasaddu (Centre for Policy Analysis) waxaay ka codsanaysaa daladda SONSAF inay kala cadayso mawqifkeeda ku saabsan amniga iyo shaqada difaacayaasha xuquuqal insaanka Somaliland.
Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay canbaaraynaysaa xukunka Boqor Buur madow
Maanta, 26th April 2018, Maxkamadda Gobolka Hargeysa oo uu gudoominayo garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil waxaay shan sanadood oo xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan aw Muxumued Buur madow oo ah hogaamiye dhaqameed caan ah.
Somaliland - Xarunta Xuquuqal Insaanka oo soo saartay war-bixin afar biloodle ah
Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay maanta soo saartay war-bixin afar bilood leh ah oo ku saabsan xaaladda xuquuqal insaan ee Somaliland.
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay

-
Medeshi Oct 29, 2008 Somali pirates living the high life By Robyn Hunter BBC News "No information today. No comment," a Somali pir...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...
-
Medeshi Amnesty International - EU Office Dear Mr Solana, Open letter to participants in the Somali Donors' Conference In advance of the...