Faroole: Galmudug ciidamadeena ayay dhabar jabiyeen

Medeshi

Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Galmudug inay dagaalka gaalkacyo ka qeybgaleen ayna jebiyeen heshiiskii ay horay u wada saxiixeen labada maamul.
Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Shiikh Maxaxmed oo markii ugu horraysay ka hadlay dagaalkii dhowaan ka dhacay Galkacyo ayaa sheegay in dagaalkaasi joogsaday isla markaasna fursad la siinayo nabadda iyo in beelaha gobolku ay iska sifeeyaan waxa uu ugu yeeray argagixisada degaankooda ku sugan.
Weriyaha BBC Axmed Maxamed Cali ayuu uga warramay aragtidiisa ku aaddan sida ay wax uga dhaceen Galkacyo.
Halkan ka dhegeyso : http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2011/09/110901_puntland_galmudug.shtml

Bookmark and Share

Shirka wada tashiga oo Muqdisho ka furmay

Medeshi

Shir wada tashi ah oo looga arrinsanayo xilliga KMG ah ee hey'adaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirka waxaa ka qeybgalay Qaramada Midoobay, dhinacyo ka mid ah qeybaha siyaasadda Soomaaliya iyo ururada bulshada ee Soomaalida.
Weriyaha BBC Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa warbixintan ka soo diray.
Halkan ka dhegeyso ::http://www.bbc.co.uk/somali/maqal_iyo_muuqaal/2011/09/110904_shirka_muqdisho.shtml

Bookmark and Share

Somaliland oo Amar kasoo Saartay Soo-galootiga

Medeshi
Somaliland ayaa 30 maalmood u qabatay dad aan sharciga lahayn ee dalkeeda jooga, iyada oo aanay dadkaasi ku jirin kuwa koonfurta Somalia.
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Somaliland ayaa 30 maalmood u qabatay dad aan sharciga lahayn ee dalkeeda jooga, iyada oo aanay dadkaasi ku jirin dadka dagaaalada iyo abaaraha ka soo cararay ee ka yimid koonfurta Somalia.
VOA - Ismaaciil Xuseen Farjar | Hargeysa
Bookmark and Share

Puntland oo afar qof ku xukuntay 10 sano oo xarig ah

Medeshi
Maxkamadda sare ee magaalada Garowe ee Puntland, ayaa 4 qof ku xukuntay min toban sano oo xarig ah, iyadoo sheegtay in lagu helay dambi ah in ammaan xumo ay abuurayeen isla markaana ay si sharci darro ah ku soo galeen dhulka Puntland.
Afarta qof ayaa ka mid ahaa kolonyo wafdi Somaliland oo ku sii jeeday degmada Taleex oo Puntland iyo Somaliland uu mid walba gooni u sheegto.
Waxaa kaloo min shan sano oo xarig ah lagu xukumay 4 askari oo ilaalinaysay.
BBC
Bookmark and Share

Dagaal ka socda Tripoli

Medeshi- BBC
Dagaallo ayaa ka socda meelo kala duwan magaalada Tripoli afar bari ka bacdi markii mucaaradka ay soo galeen magaalada.

Wasiiro ka tirsan Xukuumada Somaliland iyo Sheekh Shariif oo uu Shaariqa ku wada Martiqaaday Sheekh Xamdaan

Sheekhu waxa uu Somaliland ugu yeedhay sidii ay Kaalmadda uu siinayo Sh Shariif u martiyi lahaayeen
Waftiga Somaliland Waxay ahayd Sabtidii inay baxaan, waxaase dib u dhigay Fiise loo samaynayo Xubin ka mid ah

Iskudhac Somaliland iyo Puntland

Medeshi

Wafdi ay ka mid yihiin xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somaliland, ayna ku jireen saraakiil ka tirsan maamulka gobolka Sool, ayaa lagu weeraray meel u dhexaysa Taleex iyo Laas-Caanood.
Weerarka kadib ayaa wararku sheegayaan in kooxdii weerarka soo qaaday ay qabsadeen inta badan xubnihii wafdiga iyo baabuurta ay wateen.
Xildhibaan Saleebaan Yuusuf Cali ayaa hoggaaminayay wafdiga la weeraray hase ahaatee isagu waa uu ka badbaaday inuu ka mid noqdo kooxda la kaxaystay.
Puntland si kale ayay arrintan u dhigtay iyagoo sheegaya in wafdigaasi ku soo xadgudbeen deegaannadooda ayna iska difaaceen. wasiirka warfaafinta ee Puntland, Axmed Cali Askar, ayaa arintaas uga warramay Yusuf Garaad Cumar oo London jooga.

Bookmark and Share

Yaa iska leh eedda abaarta Soomaaliya

Medeshi| BBC |

Dadweynaha ay saameysay abaarta Soomaaliya
Tobanka ugu horreeya ee loo qabsan karo abaarta geeska Afrika waxay kala yihiin: Abaarta laf ahaanteeda marka laga yimaad.

Eritrea oo lagu eedeeyay shirqool ka dhan ah shirka AU

Medeshi
Addis Ababa, caasimadda dalka Ethiopia
Warbixin ay qaramada midoobay soo saaray ayaa ku eedaysay Eritrea in ay ka dambaysay qorshe lagu weerari lahaa shirka midowga Africa ee gudaha dalka Ethiopia.

Cuqaasha Togdheer iyo Ololaha wacyigelinta xuquuqda muhaajiriinta

Medeshi

Togdheer(Togdhnews)-Koox ka tirsan madaxdhaqameedka Burco ayaa wacyigelin iyo kormeer ku soo maray deegaanka koonfurta Burco.

Bandaw lagu soo Rogay Laascaanod iyo Xukuumada oo ka Hadashay Bandawgaas

Medeshi
Laascaanod-(Togdhnews)-magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa sheegaya in lagu soo rogay magaaladaasi  bandow.

Farxadda Ciidka

Medeshi


                                                                 Farxadda Ciidka              
Ciidal fidriga:Waa Ciidka Maalinta Muslimiintu dhamaystaan Bisha Ramadaan oo ay soo gebagebeeyaan Soonkii Bisha Ramadaan,waa farxad qofku ku faraxsan yahay Soonkii uu soo gutay oo uu Alle ugu shugri iyo mahadnaqayo inuu ku guuleysiiyey inuu u guto si wanaagsan oo uu ajar iyo derejo sare Alle ka filayo.
Ciidku waa Maalin qiimo badan oo Illaahay subxaana watacaalaa siiyey Ummadda Muslimiinta ah inay farxaan oo niyadda gashadaan inay abbaalgud fiican Alle ka heli

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay