Medeshi
Maamul loo Samaynayo Bartamaha Somalia
Medeshi
Dalka Britian ayaa looga dhawaaqay maamul loo samaynayo bartamaha Somalia.
Magaalada Leicester ee ku taalla badhtamaha wadanka Britain waxaa lagu soo gaba-gabeeyay shir socday muddo sadex maalmood ah oo ay halkaasi ku lahaayeen qurba-joog ka kala yimi dalal kala duwan oo kana soo jeedda mid ka mid ah beelaha dega badhtamaha iyo koonfurta Somalia.
Waxaanay halkaasi kaga dhawaaqeen in ay samaynayaan maamul la magac baxay Somali Central State amaba dawlad goboleedka badhtamaha Somalia,oo loo samynayo qaar ka mid ah deegaamada gobolada dhexe ee Somalia.

Baabuurtii Buuhoodle
Medeshi | BBC |
Baabuurtii Buuhoodle | ||||
Ciidamadii Etoobiya ee ku sugnaa agagaarka magaalada Buuhoodle ayaa la sheegay in ay xalay la guureen baabuur dad shicib ahi lahaa oo ay ku halkaas hore ugu qabteen. Odayaal degaanka ah ayaa BBC u sheegay in dadku saaka ku soo tooseen iyadoo baabuurtii badankooda ay ciiamada Etoobiya dhinaca dalkooda u kaxaysteen. Baabuurtaas oo todoba iyo toban ahayd ayaa la sheegay in kow iyo toban ka mid ah lala tegay inta kalena cilad awgeed ay u socon waayeen. Waxa odaayasha manadaqadu sheegeen in baabuurtaas ay saarnaayeen badeecooyin kala gedisan iyo lacag naqdi ah oo ay leyihiin dadka reer Buuhoodle. Arrintani waxay jebinaysa heshiis hore u dhex maray ciidamada Etoobiya iyo madaxda dhaqanka ee degaanka, oo ahaa in la isu celiyo hantidii lagu kala qabsaday dagaalkii dhowaan magaalada ka dhacay. Dadka degaanka ayaa hore ciidamada Etoiobiya ugu celiyey wixii ay hayeen badankooda, sida askar iyo hub. | QODOBADA WARKA UGU HOREEYA |
Subscribe to:
Posts (Atom)
Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada
Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay

-
Medeshi April 23, 2009 Donors pledge over $250 million for Somalia By SLOBODAN LEKIC Associated Press Writer International donors pledged mo...
-
Medeshi Captive Indian sailors in Somalia send SOS Varanasi, Feb 13 (IANS) Fourteen Indian sailors, held captive on a cargo vessel off the S...
-
Medeshi Amnesty International Urgent Action - woman sentenced to death in Puntland, Somalia PUBLIC AI Index: AFR 52/003/2009 12 May 2009 UA ...