Friday, April 13, 2012

Hamabalyo : Aroos wacan oo ka dacay Ambassador Hotel, Hargeisa


Arooska : Moxamed Cabdi Ismaaciil  iyo aroosada Warda Cabdi Mataan Barjeex
Oo ka  dhacay hoteelka  Ambassador ee magaalda  Hargeisa  habeenkii khamiista  oo ay bishu ahayd 12/04/2012.
Waxaa tahaniyadan diraya dadka hoos ku qoran :
1-      Maxamed Baarjeex iyo xaasaskiisa
2-      Jawohar Baarjeex iyo caruurteeda
3-      Khaddar Baarjeex iyo xaaskiisa
4-      Seynab Baarjeex iyo caruurteeda
5-      Farxaan Baarjeex iyo xaaskiisa
6-      Shabac Baarjeex iyo xaaskiisa
7-      Axmed Mushaacir
8-      Wardi Xidaar
9-      Shine Xidaar
10-   Filsan Xidaar
11-   Muna Xidaar
12-   Iyo Maxamed Axmed Cali (http://www.medeshivalley.com/ )
13-   Cali Cumar Xidirin
14-   Rashiid Care
Dadkaasoo kala jooga UK,USA,Qatar, Saudi Arabia , Sweden iyo Somaliland  waxay hambalyo u dirayaan arooska iyo aroosada waxaanay ilaaheen uga baryayaan inuu ka dhigo kuwii isku waara ubad khayr qabana kala siiya .. aamiin


No comments: