Puntland: Shiidaal laga Qodayo Dooxada Dharoor

Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad

Madaxweynah Puntland iyo saraakiil ka socotay shirkadda Africa Oil ayaa maanta xariga ka jaray riig cusub oo laga taagay ceelkii koowaad.
Madaxweynaha ayaa sheegay faa'iidada in ceelka ay Soomaali oo dhan u siman tahay oo aan cidna ka qadi doonin.
Warbixin iyo wareysi arrintaas ku saabsan qeybta hoose ka dhageyso.
http://www.voanews.com/somali/news/Puntland-Shiidaal-laga-Qoday-Dooxada-Dharoor-137419278.html

Bookmark and Share

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay