War Deg Deg Ah, Weerar Xalay Ka Dhac ay Oog.+Sawiro

Medeshi


War Deg Deg Ah, Weerar Xalay Ka Dhac ay Oog.+Sawiro
WEDNESDAY, 29 SEPTEMBER 2010
Sample Image
Oog(Togdhnews) Koox  hubeysan oo wadatay  baabur noocisu yahay  sayraf,  
 oo saqdi dhexe xalay soo weerartay kantaroolka Oog ee lagu baadho baabuurta , ayay ku dileen hal askari , laba kalana ku dhawaceen, halka ay sadex qof oo kale oo shicibana ka qafasheen.
 Sample Image
 Sample Image
Kooxdan hubeysan ayaa la sheegay in ay ka soo jeedan maleshiyo beleedka la magac baxday  SSC, isla markaasina dib ugu laabteen degaankoodi kadib markii ay falkan geysteen, in kasto gaadhigi ay wateen kula dhacay jidka  halkaasina ay  kaga yaaceen.
 Sample Image
Cisbitalka Guud ee Burco ayaa waxaa la soo gaadhsiyey laba dhaawaca oo midi yahay rayid, kuwaas oo lagu daweynayo halkaasi.
Togdheernews.
Oog.

Bookmark and Share

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay