Sunday, August 29, 2010

Tacsi:Mujaahid Abdilahi Askar‏ oo ka timi bahda Medeshivalley.com

Medeshi

Tacsi:
Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun
Aniga oo metelaya bahda shabakada wararka ee www.medeshivalley.com  iyo reer Moxamed Axmed Cali oo kala jooga Hargeisa iyo London waxaan tacsi halkan uga dirayaa shicibka reer Somaliland iyo eheladii  iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Mujahid Abdilaahi Askar Barkhad
Waxaanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa in uu  janadii  ka waraabiyo inagana samir iyo iimaanba inaga siiyo .

Aamiin .
Moxamed Axmed Cali
Medeshivalley.com

Bookmark and Share

No comments: