Magacyada Xubnaha Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Iyo Beelaha Dhalasho Ahaan ay Ka Soo Jeedaan

Medeshi


Magacyada Xubnaha Madaxweyne Siilaanyo Magacaabay Iyo Beelaha Dhalasho Ahaan ay Ka Soo Jeedaan

images2Madaxweyne Siilaanyo ayaa shalay magacaabay masuuliin kale oo ka qayb gali doonta xukuumaddiisa, kuwaas oo xubnaha ugu muhiimsan uu madaxweynuhu hadiyad u siiyey beesha uu ka soo jeedo, taas oo marka lagu daro madaxtooyada iyo gudoomiyaha Golaha Guurtida la odhan karo waa xukuumad beelaysan. Hadaba, hoos ka akhriso magacyada msuuliintan iyo beelaha ay ka soo jeedaan:
1 Guddoomiyaha Baanka Dhexe (Chairman of the Central Bank) Cabdi Dirir Cabdi (Habar-yoonis)
2 Xeer-ilaaliyaha guud (Attorney General) Xasan Axmed Adan (Tol-jeclo)
3 Hantidhawrka guud ee Qaranka (Auditor General) Maxamuud Aw Cabdi Ibraahim (Habar-yoonis)
3 Xisaabiyaha Guud (Accounting General) Ibraahin Aadan Qaalib: Samaroon
4 Madaxa Hay’ada Sirdoonka Qaranka Xuseen Xasan Rooble (Kenyaate) (Habar-jeclo)
5 Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha (Civil service commission) Muxumud Aw Cabdi Ismaaciil (Chairman) (Sacad-muuse)
Deputy: ku-xigeenka Gudoomiyaha hay’adda shaqalaha Axmed Cali (Sulub)
DG: Agaasimaha guud ee Hay’ada shaqalaha Ibraahin X. Nuur Diiriye DG
Recruitment (Xubin ka tirsan hay;adda Cabdirashiid Ducaale Qambi (Dhulbahante)Establishment (Xubin Ka tirsan Hay’adda Axmed Cabdillaahi Ibraahim
9 Maareeyaha Hay’ada ka hortaga Aafooyinka Dabiiciga ah Maxamed Muuse Cawaale (Ciise Muuse)
10 Maareeyaha Hay’ada Abaabul ka saarka Qaranka (NDC) Jamaal Caydiid Ibraahin (Arab)
11 Maareeyaha Hay’adda Korontada Xasan Cusmaan Adan (Ciidagale)
12 Maareeyaha Hay’ada Wadooyinka (Raod Authority) Cabdiwaaxid Cabdiqaadir
Cabdiraxmaan (Fiqishinni)
13 Guddoomiyaha Guddida Hay’ada Dibu habaynta shuruucda Xasan Aw Aadan Cabdi
Maareeye-ku-xigeenka Wakaalada Biyaha Cabdi Ibraahim Cabdillaahi (Ciidagale)
14 Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Ibraahin Siyaad Yoonis (Sacad-muuse)
15 Maareeyaha Dekeda Berbera Axmed Yusuf Dirir (Ciise Muuse)
16 Maareeye-Xigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac (Habar-jeclo)
17 Maareeyaha Madbacada Qaranka Cali Siciid Raygal (Habar-jeclo)
Ku xigeenka Madbacada Qaranka Mustafe Cabdi Ciise Shiine (Habar-yoonis)
18 Gudoomiyaha Gudiga Qandaraaska Qaranka (National Tender Board) Aadan Nugaal X. Xasan(Habar-jeclo)
19 Xoghayaha Fulinta ee Komishanka Aidska ee SOLNAC (AIDS Commission) Maxed Dahir Khayre (Sacad-muuse)
Director of Admin & Finance Cabdikariin Axmed Xinif (Habar-jeclo)
Director of Capacity Building Yuusuf Nuur Guruje (Habar-yoonis)
Director of Clinic Service Sahra Adan Yaanyo (Ciise Muuse)
National M&E Officer Aadan Jaamac Hoori. ????
20 Gudoomiyaha Gudiga xuquuqal Insaanka (Human Rights Commission) Aamina Cabdilaahi Axmed (Arab)
21 Gudoomiyaha Gudiga Ilaalinta Tayada (Quality Control Commission) Siciid Saleebaan Mire(Habar Jeclo)
22 Gudoomiyaha Gudiga ladagaalanka musuqmaasuqa iyo illaalinta dawlad wanaaga (National Integrity Commission) Axmed Muxumed Madar (Sacad-muuse)
23 Gudoomiyaha Gudiga Diwaanka Sakada (National Charity Commission) Sh. Cabdilaahi Cali Jawhar (Samaroon)
24 ICT Commission Cali Cabdilaahi Daahir (Habar Yoonis)
25 Diaspora Agency Saleebaan Maxamed Faarax (Habar-jeclo)

Taliyayaasha Ciidamadda

1 Talyaha Ciidanka Qaranka Nuux Ismaaciil Taani (Sacad-muuse)
2 Abaanduulaha Ciidanka Qaranka Ibraahin Caydiid Dhabdhable (Dhulbahante)
3 Taliyaha Ciidanka Police-ka Cilmi Rooble Furre (Kabaal) (Samaroon)
4 Ku-xigeenka Taliyaha Police Cabdiraxaam Liibaan Axmed laba masuul magac Axmed Muxumed Guutaale
5 Taliyaha Ciidanka Asluubta Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane) (Dhulbahante)
6 Ku-xigeenka Taliyaha Ciidanka Asluubta Xasan Cali Cawad (Habar/jeclo)
7 Taliyaha Ciidanka Bada Axmed Aw Cismaan (Ciidagale)

La Taliyayaasha Madaxweynaha

1 La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir Cali (Habar-yoonis)
2 La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Gobolada Bari Fuaad Aadam Cade (Dhulbahante)
3 La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Siyaasada Abiib Diiriye Nuur (Sacad-muuse)
4 La-taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dhalinyarada Cabdi najax Siyaad Aw Cabdi (Arab)
5 La-taliyaha Madaxweynaha ee Arimaha Nabadgelyada Saleebaan Cumar Kujoog (Ciise Muuse)

DG-yada

1 Agaasimaha Guud Wasaarada Maaliyada Jaamac Axmed Maxamed (Habar-jeclo)
2 Agaasimaha Guud Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Baashe Yuusuf Axmed. (Ayuub)
3 Agaasimaha Guud Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Xasan Cumar Hoori (Warsengeli)
4 Agaasimaha Guud Wasaarada Kaluumaysiga, Khayraadka Bada iyo Maamulka Dekedaha Cabdiraxmaan Cawil Xasan (Ciise Muuse)
5 Agaasimaha Guud Wasaarada Hawlaha guud iyo gaadiidka Shiriif Libaax Muuse (Habar-yoonis)
6 Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Siciid Cali Wayrax (Samaroo)
7 Agaasimaha Guud Wasaarada Beeraha Cabdilaahi Ismaaciil Faarax (Arab)

Wakiiladda JSL ee Dibaddaha

1 Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ethiopia Maxamed Xasan Siciid (Ayuub)
Wargyska YOOL

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay