Press Release Ministry of Foreign Affairs, Republic of Somaliland

Medeshi April 15, 2009
Press Release Ministry of Foreign Affairs, Republic of Somaliland .
On April 10, 2009, Eritrean Foreign Ministry issued a press release in which it negated the existence of the Republic of Somaliland. It seems that the Government of Eritrea deliberately over looks the historical as well as the current prevailing status Quo of the Republic of Somaliland. After a Long and costly struggle the people of Somaliland overthrow the Brutal regime of Siad Barre and on May 18, 1991, Somaliland withdrew from defunct union with Somalia and reclaimed its independent once again.
Somaliland’s declaration of independent is based on its earlier existence as a recognized separate state prior to her merger with Somalia. This is thus not a case of succession, as Eritrea depicts it. Somaliland Borders are demarcated. Somaliland accepts the sanctity of colonially inherited Boundaries in conformity with the African Union charter. The people of Somaliland and many others in the international Community Believe that there is a strong case for diplomatic Recognition of
Somaliland as an independent state based on Precedents in international Law. It is mind-boggling however, that Eritrea dismisses all these facts blindly. Unlike Eritrea, Somaliland is a democratic country based on multiple political party systems. Unlike Eretria, Somaliland plays a significant role in the regional security. Unlike Eretria, Somaliland
enjoys fantastic relationship with all its neighbors which is based on mutual understanding and mutual interests.Many consider the Eritrean regime as a pariah state. It’s well known that Asmara regime has not only interfered the affairs of a number of neighbors, but also violated the territorial integrity of these nations,such as, Sudan, Ethiopia, Yemen and most recently the Republic of Djibouti. In addition the Asmara administration has been heavily involved in the internal affairs of Somalia. In fact, the regime has been characterized as being part and parcel of Somalia’s unresolved conflict by
engaging an endless proxy war.On several occasions Somaliland apprehended red-handedly dozens of individuals trained by Asmara to disrupt the peace and tranquility of the region. Finally, Somaliland urges the Asmara regime to respect the will of the people of Somaliland and avoid interfering issues related to Somaliland.
Abdillahi Mohamed Duale
Minister of Foreign Affairs, Republic of Somaliland

In Somali language:
War-Saxaafadeed ka soo baxay Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland.
Tuesday, 14 April 2009
Hargaysa(Togdhnews)-war-saxaafadeed Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Md. C/Laahi Maxamed Ducaale, ayaa War-saxaafadeed uu
maanta ka akhriyay shir-jaraa’id oo uu ku qabtay xafiiskiisa, waxa uu dawlada Eritrea ku eedeeyay in aanay faro gelin oo kaliya Somaliland, balse ay isku dayeen in ay qasaan madax banaanida iyo midnimada dalal badan gobolka ku yaala.
hadaba War-saxaafadeedkaasi oo dhamaystirnaa waxa uu qornaa sidan:
"10-kii Bishan April 2009, waxa Wasaarada Arrimaha Dibada Eretrea ay soo saartay war-saxaafadeed ay ku naqdiday kuna diidan tahay jiritaanka Jamhuuriyada Somaliland, waxay dawlada Eretrea si badheedh ah u diidan tahay sooyaalkii taariikheed ee madax banaanida qaranimada Somaliland.
Ka dib Halgan dheer shacbiga Somaliland waxay af-gambiyeen nidaamkii Kali taliska ahaa ee Siyaad Barre, waxaanay 18-kii bishii May ee sanadkii 19991-kii ay ka baxday midowgii Somalia, iyadoo mar kale la soo noqotay madaxbanaanideedii.
Ku dhawaaqista Madax-banaanida Somaliland waxay ku salaysan tahay lana xidhiidhaa jiritaankeedii hore ee loogu aqoonsaday qaran madax banaan, intii aanay la midoobin Somalia oo ay isku tageen, mana aha goosasho siday Eretrea ku andacoonayso, xuduudaha Somaliland-na waxay ku cad yihiin xuduudihii uu ka tagay gumaystihii, oo ku cad axdiga midowga Afrika.
Shacbiga Somaliland iyo in badan oo ka mid ah beesha caalamku waxay rumaysan yihiin in ay soo xoogaysanayso qaddiyada aqoonsiga dublamaasiyadeed ee madaxbanaanida Somaliland, oo waafaqsan sharciga caalamiga.
Si kastaba ha ahaatee waxay Eretrea iska baal-martay xaqiiqooyinkaasi oo dhan, marka laga reebo Eretrea Somaliland waa dal dimuqraadi ah oo ku dhaqma Nidaamka axsaabta badan. Marka laga reebo Eretrea Somaliland waxay door firfircoon ka qaadatay ammaanka Gobolka, waxay Somaliland ku naaloonaysaa xidhiidh adag oo ay la leedahay dalalka jaarka, oo uu ka dhaxeeyo cilaaqaad wanaagsan iyo is-faham wanaagsani.
Waxa in badan maamulka Eretrea loo arkaa mid go’doon ah, waxa kale oo ay caan ku yahay Taliska Asmara inay faro geliyeen Arrimaha dalal badan oo ka mid ah dariskeeda, sida Sudan, Ethoipia, Yemen iyo kii u dambeeyay ee Jabuuti. Waxa intaas u dheer waxay qodqodaa oo ay si weyn ugu lug leeyihiin Arrimaha gudaha Somalia.
Xaqiiqdii Maamulka Eretrea wuxuu caadeystay inuu qaso oo aan xal laga gaadhin colaada Somalia, oo aanay dagaalada ka socda dalkaasina ay noqdaan kuwo aan dhammaan.
Waxa Somaliland marar kala duwan ay qabatay dad badan oo lagu soo Tabo-baray Asmara, si ay u qasaan nabada iyo xasiloonida Gobolka.
Ugu dambayntii waxa Somaliland ugu baaqaysaa dawlada Asmara inay tixgeliso rajada Shacbiga Somaliland kana fogaato farro-gelinta Arrimaha la xidhiidha Somaliland."
Suxufiyiintii ka soo qaybgashay Shirkaa Jaraa,id ayaa su,aalo kala duwan ku hafiyay Wasiirka arimha dibada.

Qaar ka mid ah Ururada Bulshada Rayidka ah oo walaac ka muujiyay mudo dhaafka golayaasha deegaanada

Annaga oo ah Ururada Bulshada Rayidka ah ee Madaxa-banaan waxaanu si wayn uga walaacsanahay